Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 18-12-1444 oo waafaqsan 05-07-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya C/samad C/llhi.