Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 12-01-1445 oo waafaqsan 29-07-2023, Dhuuxa waxaa caawa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhageyso barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 29 07 2023