Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 02-01-1445 oo waafaqsan 19-07-2023, Dhuuxa waxaa caawa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.