Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo isniin ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 06-01-1445 oo waafaqsan 23-07-2023, Dhuuxa waxaa caawa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.