HomeAll newsDF oo Lagu Eedeeyay Iney Xirtay Masjid Ku Yaalla Muqdisho.

DF oo Lagu Eedeeyay Iney Xirtay Masjid Ku Yaalla Muqdisho.

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan degmada Xamarjajab ee magaalada MUqdisho ayaa DF ku eedeeyay iney albaabada isugu dhufatay masjid ay ku cibaadeysan jireen.

Masjidka oo lagu magacaabo Sheekh Xasan Kalweyne ayaa waxay sheegeen inuu muddo badan dhisan yahay islamarkaana soo maray maraaxil kala duwan.

Intaa waxay ku dareen in loo soo adeegsaday wasaaradda Awqaafta ee uu hogaamiyo Mukhtaar Roobow. Ma aysan sheegin sababta looga xiray masjidka.

Waayihii dambe waxaa wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta lagu eedeynayay musuqmaasuq iyo xatooyo xoolo laga qaaday dadkii xujeyda ahaa sannadkii tegay ee 1444.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular