Maktabka warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor dhow baahinyay sawirradda xeradii ciidanka Kenya ay ka baxeen ee degaanka Gerilleey ee gobolka Gedo, taas oo ay dhawaan si buuxada ula weegeen ciidanka Al-Shabaab.
Sawirrada la baahiyay ayaa lagu arkayaa ciidamada Mujaahidiinta oo ku sugan islamarkaana Raayaada Towxiidka ka taagay gudaha saldhiggii ciidanka Kenya ee deegaanka Gerilleey ee dhaca xad beenaadka Soomaaliya iyo Kenya.
Khamiistii lasoo dhaafay ayay aheyd markii ciidamada Al-Shabaab ay dagaal culus kula wareegan deeganka Gerillay iyo saldhigga Kenya kadib markii halkaasi ay isaga carareen maleeshiyaad ku sugnaa.
HALKAAN KA DEGSO SAWIRRADA OO WINRAR AH.
AMA SI TOOS AH HOOS KAGA DAAWO