HomeAll newsCabsi ka jirta Buulo mareer iyo Askarta Dowladda oo bilaabay inay Alshabaab...

Cabsi ka jirta Buulo mareer iyo Askarta Dowladda oo bilaabay inay Alshabaab isku soo dhiibaan.

Wixii ka danbeeyay weerarkii ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen saldhigii Ciidamada Atmis ee magaalada Buulo mareer waxaa cabsi xooggan ay ka jirta magaalada oo ay dib uqabsadeen ciidamada Ugandha.

Ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda ayaa markasta filan kara dagaal kaga yimaada dagaalyahanada Alshabaab  sida uu Alfurqaan usheegay Saciid Salaad Axmed oo Muddo Lex sanno kamid ahaa ciidamada dowladda ee Atmis kula wehliya Buulo mareer.

Askarigaan ayaa isku soo dhiibay wilaayada shabeellaha Hoose isagoo la yimid Qori iyo booshkiisa.

Wuxuu tilmaamay in xiliyada habeenkii ah iyaga iyo ciidamada Shisheeye  isagu tagaan xerada Askarta Ugandha ee Buulo mareer .

Halkan ka dhageyso Wareysiga Saciid Salaad Axmed.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular