HomeAll newsSawirro: Al-Shabaab oo Hub Iyo Gaadiid Ka Macaashay Dagaalkii Ay DF Waday.

Sawirro: Al-Shabaab oo Hub Iyo Gaadiid Ka Macaashay Dagaalkii Ay DF Waday.

Mu’assasada Al-Kata’ib ayaa sawirro kasoo saartay Gaadiidkii, Hubkii, iyo Agabyadii mellatari ee ay Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo furteen weerarkii xoogganaa ee degaanka Masagawaay.

Sawirrada oo gaaraya 43 sawir ayaa soo bandhigaya hub aad u fara badan, iyo agabyo mellatari oo ay Mujaahidiintu kusoo furteen weerarka.

Hoos Ka Daawo Sawirrada:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular