HomeAll newsWeerar Gaari Looga Gubay Kenya Oo Ka Dhacay Gobalka Mandheera Ee Dhulka...

Weerar Gaari Looga Gubay Kenya Oo Ka Dhacay Gobalka Mandheera Ee Dhulka NFD.

Maalintii shalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay weerar kamiin ah u dhigeen gaari kooyal ah oo ay wateen askar katirsan dowladda Kenya, kaas oo ku wajahnaa degaanka Ilile ee gobalka Mandheera ee dhulka NFD.

Qoriga RPG-ga ayay Mujaahidiintu la heleen gaariga, taas oo keentay inuu gubto, dhammaan askartii saarneyd ayaana u qeybsantay dhimasho iyo dhaawac.

Dowladda Kenya waxay dhankeeda qiratay in saraakiil looga dilay weerarkaan ka dhacay gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.

Kusoo Biir Barteenna Telegramka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular