HomeAll newsMuxuu Wariyaha Alfurqaan ku arkay Xerada Ciidamada Uganda ee Buulo mareer Magaaladase...

Muxuu Wariyaha Alfurqaan ku arkay Xerada Ciidamada Uganda ee Buulo mareer Magaaladase Maxaa iska bedelay 9 sano oo uu moogaay?

Muxuu Wariyaha  Alfurqaan uu ku soo arkay xeradii Ciidamada Uganda ee Buulo mareer maxaana iska badalay xaalada Buulo mareer oo sagaal sanno ka hor ay la wareegeen shisheeyaha.gaar ahaan kuwa uganda?

Wariyuhu wuxuu sheegaya in Ciidamada Shisheeye hoos u dhac ku keeneen Magaalada Buulo mareer oo waagii Xarakada Shabaabul Mujaahidiin joogtay horukac sameynaysay.

Wariye Maxaed Daahir Wuxuu sheegay in Magaalada wax Maamul ah ka jirin sagaalkii Sano ee la soo dhaafay aya dumeen goobihii adeega guud ahaa.

                                                Halkaan ka dhegeyso Warbixin Buulo Mareer

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular