Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimce ahTaariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-11-1444H. oo waafaqsan 15-06-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Cabdullaahi soomaali