Ciidamada Uganda ee ku sugan degaanka Danow ee hoostaga degmada Qoryooley ee gobalka Sh-hoose ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxay madaafiic ku garaacayeen tuulooyinka hoos yimaada degaanka. iyagoo xalay tiro madaafiic ah ku garaacay tuulada Muraale oo hoos tagta Danow.
Mid kamid ah madaafiicda oo aan qarxin ayaa waxaa saakay ku ciyaaray caruurta tuulada, taas oo keentay inuu mar qura ku qarxo, waxaana halkaas ku dhintay 22 caruur ah, 10 kalena wey ku dhaawacmeen.
Ehellada caruurta iyo waxgaradka degaanka ayaan ka wareysanay qaabka ay wax u dheceen.
Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Waalidiinta.
Halkaan Ka Degso Mid Kamid Ah Waalidiinta Oo Sharraxaya Musiibada.
Halkan Da Degso Video-ga Meydadka Caruurta
Hoos Ka Daawo Sawirrada
Maaĺin walba war lagu farxo Ayaan adaacadaan uga bartay ilaa heer aan gaaray inuu sidii bunkii iqabta oo haddana helin maalintaa waa ii Wareer. Mujaahidiinta xaqqa udirir weeyaan waa muqataa. Mujaahidiinta Allah ayaa lajira, gaalmadoobi shaydaan ayaa kacaray inta dagaal soo gashay. Duck ayaa idin ku dhacday, mujaahidiinta, idaacda islaamka, maskaxda kadanbaysa jihaad xaqqa ah.
Waa walaal faraxsan.”asas”