HomeAll newsDhageyso Ciidamada Al-Shabaab oo Farriimo Kasoo Diray Hotelka Pearl Beach.

Dhageyso Ciidamada Al-Shabaab oo Farriimo Kasoo Diray Hotelka Pearl Beach.

Hawlgalka ay ciidamada XSHM ka wadaan Hotelka Pearl Beach ayaa galay saacaddii afaraad halkaasoo ay wali ka dagaalamayaan rag ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Kalimadaadka raggan oo laga baahiyay idaacadda Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa waxaa ku larnaa dhawaqa rasaas ay ku tooganayaan xubnaha ku jira hotelka, mararka qaar waxaa la maqlayay rasaas goos goos ah oo u muuqatay mid iyaga lagu soo ridayay.

Halkan Ka Degso Inqimaasiga 1aad

Inqimaasi Labaad oo dhismaha ku jira

Inqimaasi ku sugan dhismaha Beeral Biij

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular