Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-11-1444H. oo waafaqsan 07-06-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Cali.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 07 06 2023