Khamiistii galabta waxaa fagaare ku yaalla degaanka Kuunyo Barrow lagu dilay 5 nin oo basaasnimo lagu eedeeyay kuwaasoo maxkamadda ka hor qirtay iney la shaqeynayeen sirdoonada Mareykanka iyo DF.
Qaar kamid ah raggan ayaa sheegay iney ku lug lahaadeen dhibaatooyin lo geystay dad Soomaali ah oo ay basaaseen.