HomeAll newsDadka Kenyanka Ah Oo La Barooranaya Saraakiil Laga Dilay, & Barakac Ay...

Dadka Kenyanka Ah Oo La Barooranaya Saraakiil Laga Dilay, & Barakac Ay Kirishtanku Ka Billaabeen Lamu.

Kadib weeraro laayaan ah oo Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen gobalka Lamu ee ay xoogga ku heysato dowladda Kenya, ayay Nasaarada Kenyanka billaabeen iney halkaasi isaga barakacaan.

Sidoo kale dadka Kenyanka ah ayaa la barooranaya meydadka saraakiil looga dilay weeraro ka dhacay dhulalka Muslimiinta ee ay xoogga ku heysato Kenya.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Howlgallada Al-Shabaab Oo Barakiciyay Nasaarada Kenya.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular