HomeAll newsXarakada Al-Shabaab oo Goor Dhow Baahin Doonta Bayaan Ku Saabsan Weerarkii Buulomareer.

Xarakada Al-Shabaab oo Goor Dhow Baahin Doonta Bayaan Ku Saabsan Weerarkii Buulomareer.

Maktabka warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ballan qaaday bayaan faahfaahsan oo ku qotoma weerarkii cuslaa ee Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Buulomareer ee gobolka Sh/hoose.

Bayaanka ayaa sida la filayo looga hadli doonaa xogihii ugu dambeeyay ee dagaalka, maxaabiista ciidanka Uganda laga qabtay iyo arrimo kale oo xasaasi ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular