Xaaladda Magaalada Buulo Mareer ee Gobalka Shbaeleha hoose ayaa degan kadib markii Shalay uu ka dhacay Dagaal Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ku xasuuqday Ciidamada Uganda ee halkaa fariisinku kulahaa kuwaasoo haraadigoodi uu cagaha wax ka dayay.
Bulshadu waxay sheegayaan in ay xalisooni d dareemayaan wax dhib ah oo haystaana iminka aanay jirin waxayna weli hadal hayaan dagaalkii Shalay dhacay kaasoo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin sheegtay in ay ku dishay 137 askeri oo ugandha u dhashay.
Nin ka mid ah dadka Buulo Mareer ku dhaqan ayaa saaka u waramay Idaacaddaan Islaamiga ah ee Alfurqaan.
Halkaan ka dhegeyso Wareysiga_ruux_saakay_jooga_magaalada_Buulo_mareer_27_05_2023