HomeAll newsDuqeyn dad Shacab ah ay Dhimasho iyo Dhaawac ku noqdeen oo xalay...

Duqeyn dad Shacab ah ay Dhimasho iyo Dhaawac ku noqdeen oo xalay ka dhacday Degaan hoos taga Janaale oo ka tirsan Gobalka Sh/Hoose.

Diyaarad Nuuca Drone ah ayaa xalay dad shacab ah oo Shinni malab ka jabsanayay ku duqeysay tuulo hoostagta degmada Jannaale ee Gobolka Shabelada Hoose.

Duqeynta waxaa ku dhintay Labo ruux oo shacab ah, Waxaana ku dhaawacmay hal ruux oo shacab ah, Waxeyna saddex-daas ruux ka mid ahaayeen bulshada ku dhaqan tuuladaas

Halkaan Ka Dhageyso Maxamuud Axmed Tooxoow oo ku Dhaawacmay Duqeyn

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular