HomeAll newsDiirada oo looga hadlay Caqabadaha Xasan uu La kulmay Mudada Sanadka ah.

Diirada oo looga hadlay Caqabadaha Xasan uu La kulmay Mudada Sanadka ah.

Barnaamijka Diirada jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maalin kasta oo jimco ah ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.

Diirada ayaa maana looga hadlay Caqabadaha Xasan uu La kulmay Mudada Sanadka ah ee Xilka uu Hayo.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Aqoonyahanada Maxamuud Ugaas,Ibnu Muflix iyo Siyaasiga Cabdullaahi Axmed Xaaji.

Halkan ka dhageyso Diirada Jimcaha 19 05 2023

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular