Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 07-11-1444, oo ku beegan 27-05-2023, Warka Duhurnimo Maanta badankiis waxaan kusoo qaadanaynaa Dagaal Culus oo shalay ka dhacay Buulo mareer oo Shabeelaha hoose ka tirsan.
waxaa soo jeenaya Cabdullaahi soomaali