Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 04-11-1444, oo ku beegan 24-05-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhur 24 05 204