HomeAll newsDhegeyso Sheeekh Koba ku tukade oo ka hadlay Dagaal Danab lagu laayay.

Dhegeyso Sheeekh Koba ku tukade oo ka hadlay Dagaal Danab lagu laayay.

Waaliga Shabeelaha dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Koba ku tukade ayaa si faah faahsan uga hadlay qaarka  midka ah Ciidamada Danab ee Maraykanku ku shaqeysto oo Maanta ku le’day Dagaal ka dhacay Degaanka Sabansableey oo hoos Taga Ceel Cali Axmed oo Shabeelaha dhexe ka tirsan.

ku dhawaad Sodon askeri ayaa Dagaalkaas lagu dilay Gaadiid nooca dagaalka loo adeegsada ahna waa lagu furtay waxaana Kobo ku Tukade Sheegayaa in Ciidamadaan ay yihiin kuwo laga keenay dhanka Galmudug

Kobo ku Tukade ayaa ka hadlay Jabka iyo hoogga uu dhaxlay Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo Berri hal sano u buuxsameyso mudada uu xilka hayo,

sidoo kale waxa uu sheegay in Maraykanka oo Dowladda Federaalku taakuleeyo hoos u dhac weyn ku yimid uuna la mid yahay xiligii Fircoon Saaxiriinta ii Dagaalama lahaaa asigoo jab xoog leh soo wajahay.

Halkaan ka dhegeyso Codka koba ku tukade

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular