HomeAll newsDhegeyso Cali Jeyte oo sheegay in uu ka baxay Dagaalka Alshabaab ka...

Dhegeyso Cali Jeyte oo sheegay in uu ka baxay Dagaalka Alshabaab ka dhanka ah.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ee Maamulka Hir Shabeelle Cali Jayte Cismaan ayaa sheegay in ay ku daaleen ayna wedi waayeen Dagaalka ka dhanka ah Xarakada Shabaabul Mujaahidiin kaasoo uu ku dhawaad sanad ka hor uu ka bilaabay Bariga Gobalka Hiiraan.

Cali Jeyte oo ka hadlayay Munaasasbad lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha Hir Shabeelle Cali Guudlaawe oo Shalay Beledweyne tegay ayaa sheegay in Cali Guudlaawe looga fadhiyo in uu dagaalka arimhiisa wax ka qabto uuna ku wareejiyay.

wuxuu sheegay in ay asiga ay u taallo haduu ciidamo cusub dagaalka u qorayo iyo haduu meel kale Ciidan uga keenayo.

Halkaan ka dhegeyso warka Cali jeyte oo dagaalka ka baxay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular