Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-10-1444H oo waafaqsan 18-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Cabdullaahi soomaali