Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-11-1444H. oo waafaqsan 28-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Cabdullaahi Soomaali