Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 17-10-1444, oo ku beegan 07-05-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhur 07 05 2023