Meel waliba oo aad joogtaan Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 28-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.
Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka xalqada 28-aad ayaana ah “Xoolaha Agoonta”.
Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-28aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3