HomeAll newsDhageyso: Shiinaha Oo Xukun Xabsi Daa'in Ah Ku Riday Nin Loo Heesto...

Dhageyso: Shiinaha Oo Xukun Xabsi Daa’in Ah Ku Riday Nin Loo Heesto Basaasnimo.(Warbixin)

Dowladda Shiinaha ayaa xukun xabsi daa’in ah ku riday nin heysta dhalashada Mareykanka, balse asal ahaan kasoo jeeda Shiinaha.

Ninkaan ayaa loo heystaa howlo basaasnimo ah, waxaana marka laga yimaado xukunka xabsi daa’inka ah sidoo kale ninkaan laga xayuubay dhammaaan hantidiisa.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Xukunka lagu riday Shiineeska Heysta Dhalashada Mareykanka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular