Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar lagu qaaday Macbad ay Yuhuuddu leedahay oo ku yaalla dalka Tuunis ee dhaca woqooyiga qaaradda Africa.
Ugu yaraan 4 ruux ayaa lagu dilay weerarkaan, kuwaas oo 2 kamid ah ay ajaanib yihiin, midkood ayaana kasoo jeeda dalka Faransiiska, halka ay weerarkaan ku dhaawacmeen 9 kale.
Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Macbad Ay Yuhuuddu Leeyihiin Oo Lagu Weeraray Tuunus.