Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Barnaamij todobaadle ah oo lagu soo qaaday mowduuc muhiim ah.
Todobaadkaan Barnaamijka waxaa Marti ku ahaa Falanqeeyaal iyo odayaal dhaqan,waxaana soo jeediyay Maxamed Daahir.
Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 12 05 2023