Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-10-1444H oo waafaqsan 15-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.