Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-10-1444H oo waafaqsan 14-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.