Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-10-1444H oo waafaqsan 10-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.