Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-10-1444H oo waafaqsan 09-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.