HomeAll newsDhageyso Barnaamij Lagu falanqeeyay Weerarkii Cuslaa ee ka dhacay Deegaanka Masagawaay ee...

Dhageyso Barnaamij Lagu falanqeeyay Weerarkii Cuslaa ee ka dhacay Deegaanka Masagawaay ee G/Galgaduud.

Idaacada Alfurqaan waxaa caawa ka baxay barnaamij gaar ah oo lagu falanqeeyey dagaalkii saaka lagu soo afjaray ciidamada DF ee ku sugnaa Deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud.

Dagaalkas oo lagu dilay 73 askari oo ka tirsan ciidamada DF

Hadaba Barnaamijkan Gaarka ah ka dhageyso Linkiga hoose

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamij Gaar ah Dagaalkii lagu soo Afjaray CIidamada DF ee ku sugnaa Deegaanka Masagawaay

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular