HomeAll newsXSHM Oo War Kasoo Saaray Dilka Taliyihii Howlgelinta Danab. (Bayaan)

XSHM Oo War Kasoo Saaray Dilka Taliyihii Howlgelinta Danab. (Bayaan)

Xafiiska warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bayaan kasoo saaray howlgal khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo lagu beegsaday sarkaal sare oo katirsanaa wasaaradda G/dhigga DF-ka islamarkaana xiriir dhow lalahaa Mareykanka.

C/casiiis Maxamed Maxamuud oo ahaa taliye ku xigeenkii howlgallada wasaaradda Gaashaandhiga DF iyo madaxii howlgelinta ciidanka uu Mareykanka tababartay ee Danab ayaa xalay u dhintay dhaawac daran oo ka soo gaaray howlgal gaar ah oo ay Mujaahidiinta Al-Shabaab 20,April, 2023 ka fuliyeen xaafadda Korontada degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in sarkaalka la dilay oo tababaro dhowr ah ku soo qaatay dalka Mareykanka uu si gaar ah u qaabilsanaa hagidda diyaaradaha Drones-ka ee duqeymaha ugeysta dadka muslimiinta ee Soomaaliyeed.

Halkaan ka degso bayaanka oo PDF ah

Ama hoos ka aqriso bayaanka oo dhameystiran

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular