HomeAll newsDaawo: Sawirrada sida looga ciiday degmada Saakow ee Wilaayada Islaamiga ah ee...

Daawo: Sawirrada sida looga ciiday degmada Saakow ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka.

Boqolaal ka mid ah Bulshada Muslimiinta ah ayaa maanta isugu soo baxay Fagaaro weyn oo ku yaal Degmada Saakow ee wilaayada islamaiga ah ee Jubooyinka , Halkaas oo ay ku dukanayeen Labada rakco ee salaada Ciidul Fidril-Mubaarak

Bulshada ayaa wajiyadooda laga dheehanayay Farxada ciida , iyagoona ku labisnaa Dhar waafaqsan shareecada islaamka , wexeyna isug tahniyadeynayeen Farxada Maalinka koowaad ee munaasabada ciidul-fidri oo maanta laga oogay caalamka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular