Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal Shalay ka dhacay Gobalka Shabeelaha hoose kaaso Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay la beegsatay Ciidamada Uganda qaarkood oo Sahay u waday Ugandheys kale oo Janaale ku go’doonsan.
ugu yaraantii 9 askeri oo Ciidamada Uganda ayaa la xaqiijyay in Dagaalka ay ku naf waayeen isla markaana ay ku dhaawacmeen 8 askeri oo kale.taa oo isu geyn tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhegeysa 17 asjeri.
xogtu waxay sheegaysaa in hal askeri oo Ugandheys ah weli la la’yahay Meel uu Jaan iyo Cirib dhigay isla markaana waxaa Ciidamadaan Shisheeye laga gubay Afar Gaari oo nooca Gaashaam ee Taawga loo yaqaan ah,
Waxaa jiray Dagaal kale oo qabsaday Ciidamada Dowladda Federaalka ah oo isku dayay in ay Ugandheyska u soo gurmadaan.
Marka gaal ladilo waan farxaa gooriyo ayaane
Guulaysta waad gaabiseen guud ahaan cadawe
Gacal iyo sokeeyiyo manihin gaal xigaal jiraye
Waa gawrac waxay naga mutaan gano balaar tiiye
Gafuur dibile garac dool kuyimid geeri waa mudane
Godka lagu cadaab ciidabada kuma gam,aayaane
Geesh kii islaam kaa cuniyo garabki tawxiide
Gacal tooyo nama ay dhex taal gaalo abid keene
Gawraca shabaabow kufriga waad gagabiseene
Garacyada ssliibiga watiyo murtadka gees taagan
Labaduba gumaad weeye iyo gawrac ugu jiide
Galad iyo inaad libin hesheen gaadhay dunidiiye
Guulaysta gacal aan jeclahay oo gobaad tiine
Gam kasiiya garacyada xunee gaabso laga waayey
Rabi haydin gargaaroo haydin gacan siiyo.