Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Barnaamij todobaadle ah ayaa maanta Looga hadlay DF oo soo Celisay Xariirka Dowladda Cubba.
Waxaa ka qeybgalay Korneel Shariif Shaacir iyo Nabadoon Cilmi Xuseen oo labadaba ka tirsanaa Ciidankii Dowladdii Maxamed Siyaad Barre.
Halkaan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha 14 04 2023