Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Xalay iyo Shalay Galab waxay weeraro qaraxyo ah ka fuyeen Gudaha Magaalada Muqdisho kuwaasoo lala beegsaday Ciidamada Dowladda Federaalka ah.
geesta kale Xalay waxaa weeraro lagu qaaday Ciidamo ugandheys ah oo ku sugan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe. iaydo Ciidaadma Xaraakda Shbaabul Mujaahidiin Jihooyin kala duwan ka weerareen.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay sidoo Xalay Weerar ku qaadeen Ciidamada Koofur galbeed ee ku sugan Degaanka Goof gaduud buurey ee duleedka Baydhabo.
dhinaca kale Xarakada Shabaabul Mujaahidiiin waxay sarkaal horay xil u soo qabtay hadana ahaa abaabule Mooryaanta Macawisleyda ku dishay Gudaha Magaalada Beledweyne e Xarunta Gobalka Hiiraan.