Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimovArbaco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 6 Shawaal oo waafaqsan 25-04-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya C/laahi Soomaali.