Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 07-10-1444, oo ku beegan 27-04-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan ka dhageyso Warka Subaxnimo 27 04 2023