Meel waliba oo aad joogtaan Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 25-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.
Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka xalqada 25-aad ayaana ah “Fawaa’idda Ku Jirta Hadalka Allaah SWT Ee Ah: (وَلَا تَقْتُلُوا أَوْلَادَكُمْ مِنْ إِمْلَاقٍ)
Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-25aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3