HomeAll newsDhageyso: Tarjamada Xalqada 24-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.

Dhageyso: Tarjamada Xalqada 24-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.

Meel waliba oo aad joogtaan Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 24-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.

Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, waxa uuna Sheekhu xalqadaan kaga hadlayaa kuwa is moodsiiyay in Muslimiinta ay caabudaan nabi Muxamad Sallallaahu Caleyhi Wasallam.

Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-24aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular