Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 18-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.
Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka Xalqada 18-aad ayaana ah “Khatarta Ay Leedahay Inaad Adeecid Allah SWT Adiga Oo Dhibsanaya”.
Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-18aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3