Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 08-10-1444 H, oo ku beegan 28-04-2023, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.