Barnaamijka Diirada Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale aad ka dhageysataan warbaahinta Alfurqaan.
Todobaadkaan Barnaamijka waxaa looga hadlay Soonka iyo Sadaqada.
Waxaa Marti ku ahaa Sheekh Faarax Cali Xuseen iyo Sheekh Jaamac Cabdisalaam.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha 07 04 2023