HomeAll newsDaawo: Sawirrada Sida Looga Ciiday Degmada Buq-Aqable Ee Wilaayada Islaamiga Ah Ee...

Daawo: Sawirrada Sida Looga Ciiday Degmada Buq-Aqable Ee Wilaayada Islaamiga Ah Ee Hiiraan.


Magaalada Buq-aqable oo ka tirsan wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa si qurux badan maanta looga ciiday.

Dadweynaha ayaa Muujinayay Shacaa’irta Islaamka, iyadoona dadku ay isku tahniyadeynayeen Munaasabadda Ciidda.

Hoose Ka Daawo Sawirada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular