Guud ahaan Wilaayaadka Islaamiga ah ayaa maanta si weyn looga dabaal degay maalinta 01-aad ee Munaasabadda Ciidul Fidril Mubaarak.
Degmada Xiindheere ee Wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud ayaa kamid ah goobaha maanta sida wacan looga ciiday, boqollaal dad ah ayaana labada rakcadood ee salaadda Ciidul-Fidriga ku tukaday Musalle weyn oo ku yaalla Magaalada.